Rabshado ka dhashay dilka Fanaan caan ah oo ka socda Adis Ababa iyo Internetka oo la jaray

Magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa ka dhacay maanta banaan baxyo xoogan oo rabshado wata, waxaana banaan baxyadan ka dhasheen dil xalay  Adis Ababa loogu geestay fanaan caan ah oo u dhashay Qowmiyada Oromada. Dibad baxayaal u badan dhalinyaro ka careesan dilka fanaan Haacaaluu Hundeessaa ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Adis Ababa … Continue reading Rabshado ka dhashay dilka Fanaan caan ah oo ka socda Adis Ababa iyo Internetka oo la jaray